Baadidoon falsafadeed oo ku aadan xalka mushkiladeheena ugu waawayn
1,058,038 plays|
Nick Bostrom |
TEDGlobal 2005
• July 2005
Nick Bostrom oo ah filasoof iyo cilmibaadhe daarasadaha ''waxa biniaadantinimada ka shisheeya/transhummanism'' oo jooga jaaamacad Oxford ayaa wuxuu lafa gurayaa mustaqbalka aadanaha, wuxuna is waydiinayaa inay suurtagal tahay in la bedelo dabeecadaha biniaadamka ee aasaasiga si xal loogu helo dhibaatooyinkeena ugu kakan.