Ka waran hadaynu ku khaldanay cudurka macaanka?
5,051,597 plays|
Peter Attia |
TEDMED 2013
• April 2013
Dhakhtar dhalinyar isagoo ah Peter Attia wuxuu yaraysanayaa arinka buke macaan qaba oo aad u cayilan, isagoo isku qancinaaya inuu isagu isugu wacnaa in qaliin cad-gooye ah lagu sameeyo. Lakiin sanado kadib ayuu garawysanayaa oo ay ka soo hor baxaysaa xaqiiqo cilmiya isagoo is weydiinaya: Fikirkaynu macaanka ka haysanaa ma saxanyahay? Suurtagal ma tahay in macaanku cayilnaanta sababo ee aanay cakiskeeda ahayn? Wuxuu diirada saarayaa sida mabaa"diideenu inuu hogaamin karto dagaal caafimaad oo seeflaboodnimo ah.